Baarlamaanka Galmudug oo aqbalay codsi mar kale uga yimid Madaxweyne Qoor Qoor

Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor) ayaa mar kale Baarlamaanka Galmudug ka codsaday in ay siiyaan waqti dheeraad ah uu kusoo magacaabo golihiisa Wasiirada. Kulan maanta magaalada Dhuusomareeb ku yeesheen Baarkamaanka Galmudug ayey kaga doodeen codsiga uga yimid Madaxweynaha Galmudug oo ku guul dareestay waqtigii loogu tala galay in uu kusoo magacaabo golaha … Continue reading Baarlamaanka Galmudug oo aqbalay codsi mar kale uga yimid Madaxweyne Qoor Qoor